HomeWararXildhibaano & duubab isku xilsaaray dib usoo celinta ergadii Hiiran ee kabaxday...

Xildhibaano & duubab isku xilsaaray dib usoo celinta ergadii Hiiran ee kabaxday shirka Jowhar +Sawirro

Date:

Related stories

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xasan Sheekh iyo Al-Issa oo Arrimo Xasaasi ah Ka Wada Hadlay

Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Al-Issa, iyagoo ka wada hadlay diinta, nabadda iyo iskaashiga Soomaaliya.

shir lagu qabtay magaalada muqdisho oo ay isugu yimaadeen xidhibaano katirsan baarlamanka federalka ah ee soomaaliya iyo qaar kamid ah duubabka kasoojeeda goboladda Hiiraan Shabeelaha dhexe iyo Banaadir ayaa looga hadlay sida ugu haboon ee ergooyinka reer hiiraan ee ka baxay shirka jowhar iyo maamulkoodaba loogu qancin lahaa inay shirkaas dib ugusoo laabtaan dhinaca xildhibaanada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

shir lagu qabtay magaalada muqdisho oo ay isugu yimaadeen xidhibaano katirsan baarlamanka federalka ah ee soomaaliya iyo qaar kamid ah duubabka kasoojeeda goboladda Hiiraan Shabeelaha dhexe iyo Banaadir ayaa looga hadlay sida ugu haboon ee ergooyinka reer hiiraan ee ka baxay shirka jowhar iyo maamulkoodaba loogu qancin lahaa inay shirkaas dib ugusoo laabtaan

dhinaca xildhibaanada arinkan isku xilsaaray ayaa waxaa hogaaminaya xildhibaan maxamad ibraahim shiiraar dhanka duubabka dhaqankana waxaa hogaaminaya iimaam maxamad yuusuf cali

- Advertisement -

ergooyikii gobolka hiiraan ayaa saameyn kuyeeshay hab socodka shirka maamul usameynta labada gobol ee kasocda magaalada jowhar waxaana mas uuliyiintani ay sheegeen in sida ugu dhaqsiyaha badan magaalada muqdisho uga bilaabayaan wadahadalo ay la yeelanayaan madaxda dhinacyada dhaqanka iyo siyaasada ee bulshada reer hiiraan ee kusugan xamar hadii ay dantu ku qasabtana ay ilaa baladweyne usafrayaan

ergadan duubabka iyo xildhibaanada isugujirta ayaa waxay intaa kudareen inaysan marnaba ka suurtagalin walaalahooda reer hiiraan oo shirka kamaqan in ay iyagu gogosha kaligood galaan sidaasi daraadeedna ay ka dalbanayaan in madasha ay wada tagaan kana tashadaan aayaha labada gobol iyo shacabka kunool.

20160125_062324 20160125_062330 20160125_062340 20160125_063134 20160125_063141 20160125_063631 20160125_063700

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts