HomeWararQM oo sheegtay inay kordheen Dilalka ay Alshabaab u geysteen Shaqaalaha Samafalka...

QM oo sheegtay inay kordheen Dilalka ay Alshabaab u geysteen Shaqaalaha Samafalka sannadkii hore.

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Qoraal Faafin ah oo xalay ka soo baxay Xafiiska QM ugu qaabilsan Isku-xirka Hawlaha Samafalka Aadmimo “The U.N. Office for the Coordination of Humanitarian Affairs” ee loo soo gaabiyo OCHA ayaa lagu sheegay in ay Alshabaab sannadkii hore dileen 17 Shaqaale Samafal.

Faafinta ama Bulletinka OCHA  ayaa lagu muujiyey inay kordheen Tiradda Shaqaalaha Samafalka ee lagu dilo Somalia, marka loo barbar dhigo sannadihii hore iyo xitaa sannadihii 1990-aadkii ee ay colaadaha sokeeye ka socdeen dalka Somalia.

“Weeraradda iyo Cabsi-gelinya ka dhanka ah Samafalayaasha wey kordheen” ayaa lagu yiri Bulletinka ka soo baxay Hay’adda OCHA.

Warbixintu waxaa kaloo lagu muuhiyey in sannadkii hore la dhaawacay 18 Samafalayaal, halka 11 la afduubtay iyo 38 la xiray, kuwaasi oo ay ku jireen Shaqaalaha Hay’addaha Samafalka.

Dhinaca kale, OCHA waxay sheegtay inay ku adag tahay inay dadka Soomaalida gaarsiiyaan Gargaarka ee ay u baahan Gargaarka sababo la xiriira Colaadaha, Jidadka oo xun iyo Kharajkii Samafalka oo yaraaday.

©Radio Dalsan                          

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories