HomeWararSomali ka ganacsan jirtay Daroogadda oo Britain lagu xukumay.

Somali ka ganacsan jirtay Daroogadda oo Britain lagu xukumay.

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Maxkamad ku taalla dalka Britain ayaa la soo taagay 9 Eedeysane oo 6 ka mid ah asalkoodu Somali yahay, kuwaasi oo lagu helay inay ka ganacsadaan Daroogadda, gaar ahaan noocyadda cocaine iyo heroin.

Eedeysanayaasha ayaa laga soo kala qabtay Degmooyinka Luton iyo Bedford, Norwich iyo Ipswich.

Maxkamadda ayaa loo soo bandhigay waxyaabihii lagu soo qabtay Eedeysanayaasha oo isugu jiray Lacag, Hub iyo Daroog culayskeeda kala ahaa 4.58 Kiilogaraam  iyo 121 garam oo Daroogadda nooca Cocaine.

DRUGS1

Sidoo kale, Boliska waxay sheegeen in Degmadda Brentford laga helay kayd Daroogo oo dhan 28,500 oo duub.

Dhinaca kale, Eedeysanayaasha Soomaalida ee lagu riday xukunnadda waxaa magacyadooda lagu kala sheegay

  1. Abdi Sugulle oo 30-jir ah oo lagu xukumay xabsi 7 sanno iyo Bar.
  2. Ali Haji, 27 jir ah waxaa lagu xukumay 7 sanno,
  3. Shaafici Cali oo 26 jir waxaa lagu xukumay 7 sanno iyo 3 bilood.
  4. Mahad Hassan oo 29-jir ah, waxaa lagu xukumay Xabsi 6 sanno iyo 4 bilood.
  5. Jama Adam, oo 26-jir ah, waxaa lagu xukumay Xabsi 6 sanno iyo lix bilood..
  6. Abdi Nuur oo 21-jir ah waxaa lagu xukumay 6-sanno.

©Radio Dalsan                            

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories