HomeWararNin Maraykan oo ku eedeysan inuu ololiyey goob Ganacsi oo ay Soomaali...

Nin Maraykan oo ku eedeysan inuu ololiyey goob Ganacsi oo ay Soomaali lahaayeen oo dacwadiisa dib loo dhigay.

Date:

Related stories

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Eedeysanahaasi oo lagu magacaabo Matthew Willaim Gust oo 25 jir ayaa lagu soo oogay inuu dab qabadsiiyey Baar ay Ganacsato Soomaali ah ku leeyihiin Degmadda Grand Forks ee Gobalka Minnesota. Eedeysanaha ayaa la  sheegay inuu bishii December ee sannadkii hore si ku-talagal ah dab u qabadsiiyey Maqaaxi laga cunteeyo oo lagu magacaabo Jubba Coffe House […]

- Advertisement -

Eedeysanahaasi oo lagu magacaabo Matthew Willaim Gust oo 25 jir ayaa lagu soo oogay inuu dab qabadsiiyey Baar ay Ganacsato Soomaali ah ku leeyihiin Degmadda Grand Forks ee Gobalka Minnesota.

Eedeysanaha ayaa la  sheegay inuu bishii December ee sannadkii hore si ku-talagal ah dab u qabadsiiyey Maqaaxi laga cunteeyo oo lagu magacaabo Jubba Coffe House and Restaurant.

- Advertisement -

Qiraal ay Boliska u soo gudbiyeen Maxkamadda ayaa lagu xusay inuu Eedeysanaha dhalo gaas ku jirta uadeegsaday inuu ku ololiyo Baarka, waxaana ku bas belay Dhismahaasi.

Ganacsatada iska lahaa Baarkaasi waxay ku qiimeeyeen in dabku baabi’iyey hanti lagu qiyaasay 90,000 oo Dollar.

Dhinaca kale, Maxkamadda ayaa ku dhawaaqday in dacwadda Eedeysanaha mar kale la dhegeysan doono Maarso ee soo socota, waxaana uu muteystan doonaa Xabsi 5 sanno ilaa 20-sanno iyo ganaax lacageed dhan  250,000 oo Dollar.

- Advertisement -

©Radio Dalsan                      

Latest stories