HomeWararMaxkamad ku talla Kenya oo xukun ku riday Nin dhimirka la’ oo...

Maxkamad ku talla Kenya oo xukun ku riday Nin dhimirka la’ oo sheegtay inuu ka tirsan yahay Alshabaab

Date:

Related stories

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Somalia Faces 40% Drop in Imports and Rising Inflation, Cabinet Responds

Somalia’s federal cabinet today approved new security regulations and...

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya amniga

Fartaag oo Burkina Faso kula wadatay argagixisada Ouagadougou, – Wasiirka Amniga...

Somalia’s Office of Attorney General Presses Charges on Saadiya Bajaj

The Office of the Attorney General of Somalia announced...

Deni oo tababar hubka culus u furay dagaalka Argagixisada

Puntland: Madaxweyne Deni oo tababar hubka culus iyo hoggaaminta u furay duufacdii 6-aad ee PMPF. “Waxaan kalsooni qabaa in ay difaaci doonaan dadka.” Akhri maqaalka

Maxkamadda Degmadda Narok ee dalka Kenya ayaa xukun 10-sanno ah ku riday Nin lagu magacaaboIsaaq Lekishon Taruru, kaasi oo Boliska siiyey Warbixin been ah oo ku aadan inuu ka tirsan yahay Xarakadda Alshabaab, isla markaana inuu tagay Mombasa, halkaasi oo uu sheegay in magaciisa hore laga bedelay, waa sida uu hadalka u yiri Ninkaasi.

Maxkamaddu waxay sheegtay inuu Eedeysanaha  Rafcaan ka qaadan karo Xukunkaasi  muddo 14 maalmood ah.

Dhinaca kale, Maxkamadda waxaa loo gudbiyey Qoraal caddayn u ah inuu Eedeysanaha yahay nin waalan, sida ay caddeeyeen Dhakhaatiirta Isbitaalka Dhimirka ee Mathare Mental Hospital.

©Radio Dalsan 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories