HomeWararMadaxweynaha Kenya oo Taliyayaasha sarsare ee Boliska kala hadlayo Sugida Ammaanka.

Madaxweynaha Kenya oo Taliyayaasha sarsare ee Boliska kala hadlayo Sugida Ammaanka.

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa la filayaa inuu Saraakiisha Sarsare ee Boliska berrito kula kulmo Dugsiga Tababarka CID-da ee Xaafadda South C ee magaalladda Nairobi, si ay uga warbixiyaan qaabka lagu sugi karo Ammaanka iyo Caqabadaha ka hor yimaada. Madaxda Waaxyaha Boliska sida Boliska GSU, CID-da, Taliyayaasha Boliska Gobaladda iyo Boliska dhinaca Maamulka ee AP ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa la filayaa inuu Saraakiisha Sarsare ee Boliska berrito kula kulmo Dugsiga Tababarka CID-da ee Xaafadda South C ee magaalladda Nairobi, si ay uga warbixiyaan qaabka lagu sugi karo Ammaanka iyo Caqabadaha ka hor yimaada.

Madaxda Waaxyaha Boliska sida Boliska GSU, CID-da, Taliyayaasha Boliska Gobaladda iyo Boliska dhinaca Maamulka ee AP ayaa lagu casuumay Kulankaasi,

- Advertisement -

Saraakiisha waxaa kaloo lagu wadaa inay soo bandhigaan Istaraatijiyadda wax looga qabanayo kororka cabsida Alshabaab, iyadoo dhacdadii ugu dambeysay lagu dilay Askar Kenyan oo ku sugan gudaha dalka Somalia.

Kulanka uu Uhuru Kenyatta la yeelanayo Saraakiisha Sarsare ee Boliska ayaa ah Kulankii Labaad ee uu la yeesho, tan iyo markii Xilka Madaxweynaha loo doortay sannadkii 2013-kii.

©Radio Dalsan         

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts