HomeWararKumanaan Qaxooti Somali ku sugan Xeryaha Kenya oo dib loo soo celinayo.

Kumanaan Qaxooti Somali ku sugan Xeryaha Kenya oo dib loo soo celinayo.

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Madaxa Hay’adda Qaxootiga ee dalka Kenya, Haron Komen ayaa sheegay inay qabanqaabo ugu jiraan sidii sannadkan 50,000 oo Qaxooti Somali ah dib loogu soo celin lahaa dalkooda hooyo.

haron komen 2Haroon Komen waxa uu hadalkaasi ka jeediyey Shir Hawleed Taliyayaasha Boliska, Waaxda Socdaalka Kenya ku yeesheen Hotelka Silver Springs Hotel ee magaalladda Nairobi.

Waxa kale oo uu tilmaamay in 7,025 Qaxooti  Somali ah dib ugu laabteen dalkooda hooyo maalintii Isniintii ee la soo dhaafay.

Waxa uu intaasi ku daray  inaysan dib-u-celinta saamayn doonin Weerarkii Askarta Kenya ee Jimcihii la soo dhaafay lagu weeraray Deegaanka Ceel-cadde ee Gobalka Gedo.

Shirkaasi oo socday muddo labo maalmood waxay Saraakiishaasi wadaageen Arrimaha Socdaalka, Ammaanka, Qaxootiga, Tahriibka iyo Dib-u-celinta Qaxootiga Soomaalida.

©Radio Dalsan      

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories