HomeWararTahriibayaal Somali iyo Ethiopian ku haftay Xeebaha Yemen.

Tahriibayaal Somali iyo Ethiopian ku haftay Xeebaha Yemen.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR ayaa shaacisay inay 36 Tahriibayaal Somali iyo Ethiopian ku geeriyoodeen Isku-day ay ku doonayeen inay dhinaca Badda ka galaan Yemen. Waxa uu tilmaamay inay Tahriibayaashaasi bishan Janaayo 8-dii ku gereiyoodeen Xeebta Badda Cas ee isku xirta Yemen iyo W/bari ee Somalia. Afahyeenka UNHCR, waxa kaloo sheegay inay […]

- Advertisement -

Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR ayaa shaacisay inay 36 Tahriibayaal Somali iyo Ethiopian ku geeriyoodeen Isku-day ay ku doonayeen inay dhinaca Badda ka galaan Yemen.

Waxa uu tilmaamay inay Tahriibayaashaasi bishan Janaayo 8-dii ku gereiyoodeen Xeebta Badda Cas ee isku xirta Yemen iyo W/bari ee Somalia.

- Advertisement -

Afahyeenka UNHCR, waxa kaloo sheegay inay 95 Qaxooti u badnaa Somali ay sannadkii hore ku geeriyoodeen Tahriib baddeedkaasi khatarta ah.

Dhinaca kale, Hay’adda UNHCR ayaa sheegtay in 92,446 oo Qaxooti Somali iyo Ethiopian sannadkii hore doonyo ku galeen Yeman oo ay colaado iyo duqeymo weli ka socdaan.

Hay’adda UNHCR waxau ka digtay Khatarta Tahriibka Badda iyo dhibaatooyinka ay Qaxootiga Soomaalida iyo kuwa Ethiopianka la kulmi karaan marka ay gaaraan Yemen.

- Advertisement -

©Radio Dalsan           

Latest stories