HomeWararNinka ugu da’da weynaa Caalamka oo geeriyooday.

Ninka ugu da’da weynaa Caalamka oo geeriyooday.

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ninkaasi oo u dhashay dalka Japan ayaa la sheegay inay ku geeriyooday Degmadda Nagoya ee Bartamaha Japan, isagoo 112-jir ahaa. Ninkaasi oo la oran jirey Yasutaro Koyde  ayaa la sheegay inuu u geeriyooday xanuun dhinaca Sambabada iyo Wadnaha oo istaagay. Ninkaasi oo ahaan jirey Harqaanle waxa uu bishii Marso 13-dii ee sannadkii 1903-dii ku dhashay  […]

- Advertisement -

Ninkaasi oo u dhashay dalka Japan ayaa la sheegay inay ku geeriyooday Degmadda Nagoya ee Bartamaha Japan, isagoo 112-jir ahaa.

Ninkaasi oo la oran jirey Yasutaro Koyde  ayaa la sheegay inuu u geeriyooday xanuun dhinaca Sambabada iyo Wadnaha oo istaagay.

- Advertisement -

Ninkaasi oo ahaan jirey Harqaanle waxa uu bishii Marso 13-dii ee sannadkii 1903-dii ku dhashay  W/galbeed ee caasimadda dalka Japoan ee Tokiyo.

Dhinaca kale, Haweeney u dhalatay dalka Maraykanka oo lagu magacaabo Susannah Mushatt Jones ayaa ah qofta haatan ugu da’da weyn Caalamka.

Yasutaro Koide3

- Advertisement -

FILE - In this Aug. 21, 2015 file photo, Yasutaro Koide smiles upon being formally recognized as the world's oldest man by the Guinness World Records at a nursing home in Nagoya, central Japan. The world's oldest man has died at the age of 112, two months short of his 113th birthday. The Ministry of Health, Labor and Welfare said he died early Tuesday, Jan. 19, 2016. (AP Photo/Koji Sasahara, File)

DUQA2 DUQA4

FILE - In this Aug. 21, 2015, file photo, Yasutaro Koide, 112, holds the Guinness World Records certificate as he is formally recognized as the world's oldest man at a nursing home in Nagoya, central Japan. Koide, who was born on March 13, 1903, has died on Tuesday, Jan. 19, 2016, two months short of his 113th birthday. (AP Photo/Koji Sasahara, FIle)

DUQDA 1 DUQDA2

Susannah Mushatt Jones 2 Susannah Mushatt Jones 1

©Radio Dalsan

Latest stories