HomeWarar(SAWIRO): Maydadka Askar Kenyaan lagu dilay Weerarkii Ceel-cadde oo la geeyey Nairobi.

(SAWIRO): Maydadka Askar Kenyaan lagu dilay Weerarkii Ceel-cadde oo la geeyey Nairobi.

Date:

Related stories

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Somalia Faces 40% Drop in Imports and Rising Inflation, Cabinet Responds

Somalia’s federal cabinet today approved new security regulations and...

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya amniga

Fartaag oo Burkina Faso kula wadatay argagixisada Ouagadougou, – Wasiirka Amniga...

Somalia’s Office of Attorney General Presses Charges on Saadiya Bajaj

The Office of the Attorney General of Somalia announced...

Deni oo tababar hubka culus u furay dagaalka Argagixisada

Puntland: Madaxweyne Deni oo tababar hubka culus iyo hoggaaminta u furay duufacdii 6-aad ee PMPF. “Waxaan kalsooni qabaa in ay difaaci doonaan dadka.” Akhri maqaalka

Abaarihii 10-kii Fiidnmimo ee xalay Waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Wilson Airport ee magaalladda Nairobi ka degatay Diyaarad Xamuul oo waday maydadka 4 Askari oo ka tirsan Ciiddankii Kenyaanka ee lagu dilay weerarkii ay Alshabaab dhawaan ku qaadeen Saldhig ku yaalla Deegaanka Ceel-cadde ee Gobalka Gedo.

Haweeneyda Wasiirka Difaaca ka ah dalkaasi, Raychelle Omamo ayaa sheegtay inay weli socdaan Hawlgalka Baaritaanka iyo Badbaadinta ee lagu raadinayo Raqda iyo Ruuxa Askarta Kenyanka ee weli lagu la’ yahay gudaha Somalia.

Waxay shegtay inay rajeynayso in maalmaha soo socda la keeni doono maydadka Askar kale.

Dhinaca kale, Maydadka xalay laga dejiyey Nairobi ayaa waxay ku jireen Sanduuqyo Naxash ah oo lagu hagoogay Calanka Kenya, iyadoo Taliyaha Milliteriga Kenya iyo Saraakiil kale ku sugnaayeen Garoonka.

MAYDKA 11

MAYDKA222 MAYDKA33 MAYDKA44

KDF 19 MAYDADKA KDF2 MAYDADKA KDF

© Radio Dalsan 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories