HomeWararAlshabaab oo soo bandhigtay Maxaabiis Kenyan iyo Askar Kenyan oo gaaray Ceel-Cadde.

Alshabaab oo soo bandhigtay Maxaabiis Kenyan iyo Askar Kenyan oo gaaray Ceel-Cadde.

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Xarakadda Alshabaab ayaa waxay barqanimaddii maanta duleedka Degmadda Jilib ee Gobalka J/dhexe ku soo bandhigeen tiro ka mid ah Askartii Kenyanka ee Jimcihii hore lagu qabtay Deegaanka Ceel-cadde ee Gobalka Gedo. Saraakiisha Alshabaab waxay kaloo soo bandhigeen gaadiid iyo hub ay ku soo qabsadeen Weerarkii ay Jimcihii ku qaadeen Saldhigii Aaksrta Kenya ku lahaayeen Deegaanka […]

- Advertisement -

Xarakadda Alshabaab ayaa waxay barqanimaddii maanta duleedka Degmadda Jilib ee Gobalka J/dhexe ku soo bandhigeen tiro ka mid ah Askartii Kenyanka ee Jimcihii hore lagu qabtay Deegaanka Ceel-cadde ee Gobalka Gedo.

Saraakiisha Alshabaab waxay kaloo soo bandhigeen gaadiid iyo hub ay ku soo qabsadeen Weerarkii ay Jimcihii ku qaadeen Saldhigii Aaksrta Kenya ku lahaayeen Deegaanka Ceel-cadde.

- Advertisement -

Boqolaal dadweyne oo ku nool  Degmadda Jilib iyo Tuullooyinka ku hareeraysan ayaa isugu yimid Fagaaraha lagu soo bandhigay Askartaasi oo tiradooda lagu qiyaasay Kontameeyo.

tekniko kenyanDhinaca kale, Ciiddamo Kenyaan ah ayaa waxay maanta dib ula wareegeen Saldhigii Ceel-cadde ee ay Alshabaab Jimcihii hore kala wareegeen Ciiddaanka Kenya, kadib, markii uu dhacay dagaal loogu itaal sheegtay Askaartaasi.

Ciiddanka Kenyanka lama aysan kulmin wax iska caabin ah, iyadoo aysan wax dad ah joogin Ceel-cadde.

- Advertisement -

Dadkii rayidka ee ku noolaa Ceel-cadde waxay u firxadeen Tuullooyinka iyo dhulka Hawdka, si aysan khasaaro kala kulmin Duqeymaha ay Diyaaradaha Kenya ku hayaan Nawaaxiga Ceel-cadde.

© Radio Dalsan       

 

 

Latest stories