HomeWararHay’addaha Ammaanka W/bari Kenya oo heegan la geliyey, xilli rag ka tirsan...

Hay’addaha Ammaanka W/bari Kenya oo heegan la geliyey, xilli rag ka tirsan Alshabaab lagu arkay Wajeer.

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Tallaabadaasi ayaa timid, kadib, markii ay soo baxeen in kooxo hubeysan oo la rumeysan yahay inay yihiin Alshabaab lagu arkay duleedka Degmadda Wajeer ee u dhow xuduudka Somalia. Guddoomiyaha Gobalka Wajeer, Michael Ole Tialal ayaa tilmaamay in la soo gaarsiiyey in kooxo hubeysan oo lala xiriirinayo Alshabaab lagu arkay Deegaanka Welmerer oo ku-dhawaad 70 KM […]

- Advertisement -

Tallaabadaasi ayaa timid, kadib, markii ay soo baxeen in kooxo hubeysan oo la rumeysan yahay inay yihiin Alshabaab lagu arkay duleedka Degmadda Wajeer ee u dhow xuduudka Somalia.

Michael Ole TialalGuddoomiyaha Gobalka Wajeer, Michael Ole Tialal ayaa tilmaamay in la soo gaarsiiyey in kooxo hubeysan oo lala xiriirinayo Alshabaab lagu arkay Deegaanka Welmerer oo ku-dhawaad 70 KM u jirta Degmadda Wajeer.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray inay ka fal-celin doonaan cabsida Alshabaab, iyadoo uu sheegay inuu sahanka Alshabaab yahay mid ay ku qiimeynayaan Feejignaanta Ammaanka ee ka jirta Wajeer, waa sida uu hadalka u yiri.

Michael Ole Tialal waxa kaloo uu tilmaamay inay heleen warar noocaasi oo kale ah inay koox ka tirsan Alshabaab lagu arkay duleedka Deegaanka Kutulo.

Waxa uu ku micneeyey sababaha Nawaaxiga Wajeer ugu soo kordhayaan Alshabaab inay tahay iyagoo doonaya inay gabaad ka helaan Kenya.

- Advertisement -

©Radio Dalsan       

Latest stories