HomeWararMaydadka Askarta Kenya oo loo duuliyey Nairobi.

Maydadka Askarta Kenya oo loo duuliyey Nairobi.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Maydadka Ciiddanka Kenya ee dhawaan lagu dilay weerarkii Alshabaab ku qaadeen Saldhigga Deegaanka Ceel-cadde ee Gobalka Gedo ayaa la filayaa in laga dejiyo Garoonka Diyaaradaha ee Wilson Airport ee magaalladda Nairobi. Tiradda dhabta ee Askarta Kenya ee lagu dilay weerarkaasi ayaan la ogeyn, inkastoo ay Alshabaab sheegeen inay dileen tiro u dhexeysa 61  ilaa 100-Askar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maydadka Ciiddanka Kenya ee dhawaan lagu dilay weerarkii Alshabaab ku qaadeen Saldhigga Deegaanka Ceel-cadde ee Gobalka Gedo ayaa la filayaa in laga dejiyo Garoonka Diyaaradaha ee Wilson Airport ee magaalladda Nairobi.

Tiradda dhabta ee Askarta Kenya ee lagu dilay weerarkaasi ayaan la ogeyn, inkastoo ay Alshabaab sheegeen inay dileen tiro u dhexeysa 61  ilaa 100-Askar Kenyan ah.

- Advertisement -

Shabakadaha Isku-xirka Bulshadda ayaa la soo dhigay maydadka Askarta Kenyanka oo lagu jiidayo jidadka Deegaanka Ceel-cadde oo qiyaas ahaan 60-KM u jirta caasimadda Gobalka Gedo ee Garbahaareey.

©Radio Dalsan    

Latest stories

No posts to display