HomeWararDowladda Masar oo cambaaraysay Weerarkii Alshabaab ku qaadeen Askarta Kenya ee ku...

Dowladda Masar oo cambaaraysay Weerarkii Alshabaab ku qaadeen Askarta Kenya ee ku sugnaa Gobalka Gedo.

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

  Hadal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Masar ayaa lagu cambaareeyey weerarkaasi oo lagu dilay tiro ka mid ah Askarta Kenya ee ku sugnaa Saldhigooda ku yaallay Deegaanka Ceel-cadde ee Gobalka Gedo. Bayaanka ayaa lagu sheegay inay Dowladda Kenya la wadaagayaan khasaaraha ka soo gaaray weeerarkaasi, isla markaana ay Dowladda Masar taageero siinayaan Dowladda Kenya […]

- Advertisement -

 

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Masar ayaa lagu cambaareeyey weerarkaasi oo lagu dilay tiro ka mid ah Askarta Kenya ee ku sugnaa Saldhigooda ku yaallay Deegaanka Ceel-cadde ee Gobalka Gedo.

- Advertisement -

Bayaanka ayaa lagu sheegay inay Dowladda Kenya la wadaagayaan khasaaraha ka soo gaaray weeerarkaasi, isla markaana ay Dowladda Masar taageero siinayaan Dowladda Kenya si loola dagaalamo Alshabaab.

Dhinaca kale, Bayaanka ayaa lagu xusay inay Dowladda Masar garab taagan tahay Dowladda Federalka Somalia sidii loo sugi lahaa Ammaanka iyo Deganaanshaha Somalia, looguna guuleysan lahaa Hawlgalka Nabad-ilaalinta ee AMISOM.

Dowladda Masar waxay ugu baaqday Beesha Caalamka in la iska kaashado dagaal kasta oo wax looga qabanayo Kooxaha khatarta ku ah Ammaanka Caalamka.

- Advertisement -

©Radio Dalsan 

Latest stories