HomeWararMadasha wadatashiga qaran Saameeyn ayay ku yeelan kartaa Musharaxnimada Madaxweyne Xasan

Madasha wadatashiga qaran Saameeyn ayay ku yeelan kartaa Musharaxnimada Madaxweyne Xasan

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Iyadoo magaalada Kismaayo ee xaruunta Gobolka Jubbada hoose uu ka furmay shirka madasha wada tashiga qaran  oo ay ku suganyihiin dhamaan hogaamiyeyaasha siyaasada Soomaliya ayaa Diplomaasiga Maxamed Maxamuud Nuur Caalin oo ka faalooda arrimaha siyaasada Soomaaliya waxa uu sheegayaa in ay adag tahay in si sahlan  oo ay Madaxda muwaafaqo kuwada yihiin uu ka soo […]

- Advertisement -

Iyadoo magaalada Kismaayo ee xaruunta Gobolka Jubbada hoose uu ka furmay shirka madasha wada tashiga qaran  oo ay ku suganyihiin dhamaan hogaamiyeyaasha siyaasada Soomaliya ayaa Diplomaasiga Maxamed Maxamuud Nuur Caalin oo ka faalooda arrimaha siyaasada Soomaaliya waxa uu sheegayaa in ay adag tahay in si sahlan  oo ay Madaxda muwaafaqo kuwada yihiin uu ka soo bixi karo shirkaasi .

Waxa uuna u sababeeynayaa  dhowr arimood oo ay ugu horeeyso Musharaxnimada Madaxweynaha Soomaliya oo uu kol hore  sheegay.

- Advertisement -

wuxuuna sheegay  Diblamaasigan in shaacintaas ay waqtiga sii dheereyn karto  maadama buu yiri Madaxweynaha lagula dagaalamayo awoodiisa  taas oo cabsi badan galineysa siyaasiyiinta kale ee xil doonka ah iyo Madaxweynayaasha maamul goboleedyada oo iyagu doonaya  in ay ka muuqdaan oo ay door ku lahaadaan  awooda Dalka .

Wuxuuna tilmaamay Siyaasiga Caalin in ay u badan tahay shirka Kismaayo mid  go,aankiisa dib leysugu soo noqon doono maadaama Muwaafaqta iyo go,aamada  ay kala fogyihiin waxayna tahay caqabada ugu weyn  laba qodob oo kala ah :- habka awood qeybsiga Beelaha iyo hab Deegaan  in wax lagu qeybsado taas oo ay Madaxda isku maan dhaafsan yihiin .

HALKAN KA DHAGEYSO Wareysiga Caalin :-

- Advertisement -

 

Latest stories