HomeWararBarlamaanka Carabta oo taageeray Midnimadda Somalia.

Barlamaanka Carabta oo taageeray Midnimadda Somalia.

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Mudanayaasha  Barlamaanka Ururka Jaamacadda Carabta ayaa Kulan ku yeeshay magaalladda Qaahira, oo ay kaga wada hadleen Xaalladda Somalia. Barlamaanka Carabta waxay Kulankaasi ka soo saareen qoddobo muhiim ah oo ku aadan Nabadda iyo Midnimadda Somalia, waxayna ku baaqeen in la ilaaliyo Midnimadda Qaranka iyo in laga hortago xadgudub kasta oo lagu sameeyo xuduudka Badda iyo […]

- Advertisement -

Mudanayaasha  Barlamaanka Ururka Jaamacadda Carabta ayaa Kulan ku yeeshay magaalladda Qaahira, oo ay kaga wada hadleen Xaalladda Somalia.

Barlamaanka Carabta waxay Kulankaasi ka soo saareen qoddobo muhiim ah oo ku aadan Nabadda iyo Midnimadda Somalia, waxayna ku baaqeen in la ilaaliyo Midnimadda Qaranka iyo in laga hortago xadgudub kasta oo lagu sameeyo xuduudka Badda iyo Berriga Somalia.

- Advertisement -

BARLAMAANKA CARABTA2Bayaanka ka soo baxay Jaamacadda Carabta waxay kala yihiin:-

  • In laga hortago kala qeybsanaanta ka dhex jirta Soomaalida.
  • In laga shaqeeyo Midnimadda iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed.
  • In la qabanqaabiyo Dib-u-heeshiisiin la isugu soo dhaweynayo Ummadda Soomaaliyeed.
  • In lala dagaalamo Kooxaha Argagixisadda iyo kuwa kale ee ka soo horjedda Midnimadda iyo Danaha Qaranka.
  • In laga hortago xadgudub kasta oo lagu sameeyo xuduudka Badda iyo Berriga Somalia.
  • In laga hortago Faragelin kasta oo lagu sameeyo Madax-bannaanida Soomaaliya.

Barlaamaanka Carabta waxaa xubno ka ah 22-ka Dowladood ee ka tirsan Ururka Jaamacadda Carabta, oo ay Somalia ka mid tahay.

©Radio Dalsan    

Latest stories