HomeWararMarxuum Abwaan Cali Sugulle oo berrito lagu aasi doono Hargeysa.

Marxuum Abwaan Cali Sugulle oo berrito lagu aasi doono Hargeysa.

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Marxuum Cali Sugulle Cigaal “Duncarbeed” ayaa la filayaa in berrito lagu aaso magaalladda Hargeysa, Sida laga soo xigtay Ehelkiisa. Marxuum Cali Sugulle Cigaal “Duncarbeed” ayaa la filayaa in berrito lagu aaso magaalladda Hargeysa, Sida laga soo xigtay Ehelladiisa. Marxuumka oo ka mid ah Abwaaniinta hormuudka u ah Fanka Somalia ayaa dhawaan ku geeriyooday Isbitaal ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Marxuum Cali Sugulle Cigaal “Duncarbeed” ayaa la filayaa in berrito lagu aaso magaalladda Hargeysa, Sida laga soo xigtay Ehelkiisa.

Marxuum Cali Sugulle Cigaal “Duncarbeed” ayaa la filayaa in berrito lagu aaso magaalladda Hargeysa, Sida laga soo xigtay Ehelladiisa.

- Advertisement -

Marxuumka oo ka mid ah Abwaaniinta hormuudka u ah Fanka Somalia ayaa dhawaan ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla dalka Imaaraadka Carabta.

Dhinaca kale,  Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer,Wasiiru dowlaha H.E. Khaled Omar Ali , Wasiir ku-xigeenka H.E. Ahmed Ali Mohamed “ Kadiye” , Xoghayaha joogtada Wasaaradda Mudane, Ali Mohamed Ali, Agaasimayaasha Waaxyaha, Safiirada, Qunsulada guud , Lataliyeyaasha Wasaaradda iyo dhammaan Saraakiisha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga waxa ay tacsi u dirayaan ehellada ,asxaabta iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed geerida ku timid Allah u naxariistee Abwaan Cali Sugulle oo January 11 , 2016 ku geeriyooday Imaaradda Shaariqa ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta .

Marxuum Cali Sugulle , wuxuu qeyb lixaad leh ku leeyahay taariikhda gobonima-doonka,isagoo ahaa dhiirigeliye ku guubaabiya dadka Soomaaliyeed qaranimo iyo daljaceyl.

- Advertisement -

Haddaba, annagoo ka murugeysan , kana tiiraanyeysan geerida Marxuumka , ayaa waxaan Allah uga baryeynaa inuu u naxariisto,qabrigiisana nuur iyo neecaaw udgoon ku siiyo, qoyskiisa , ehelladiisa iyo asxaabtiisana Samir iyo Iimaan ka siiyo – Aamiin.

INNAA LILLAAH WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

Qeybta Warbaahinta iyo Xiriirka Bulshada
Section of Press and Public Relations

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts