HomeWararCiiddanka Ilaaladda Xeebaha Talyaaniga oo weli baadi-goobaya maydadka Tahriibayaal Somali ah oo...

Ciiddanka Ilaaladda Xeebaha Talyaaniga oo weli baadi-goobaya maydadka Tahriibayaal Somali ah oo Badda lagu tuuray.

Date:

Related stories

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xasan Sheekh iyo Al-Issa oo Arrimo Xasaasi ah Ka Wada Hadlay

Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Al-Issa, iyagoo ka wada hadlay diinta, nabadda iyo iskaashiga Soomaaliya.

7 ka mid ah Tahriibayaasha weli la la’ yahay ayaa la sheegay inay  Kooxha Mukhalasiinta ee dadka Tahriibiya ay maalintii Isniinta ee la soo dhaafay ka soo tureen dooni maraysay meel ka baxsan Xeebta magaalladda Pugliya Salento ee Koonfurta Talyaaniga. Wargeyska Corriere ee ka soo baxa Talyaaniga ayaa sheegay inay Tahriibayaashaasi ka mid ahaayeen in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

7 ka mid ah Tahriibayaasha weli la la’ yahay ayaa la sheegay inay  Kooxha Mukhalasiinta ee dadka Tahriibiya ay maalintii Isniinta ee la soo dhaafay ka soo tureen dooni maraysay meel ka baxsan Xeebta magaalladda Pugliya Salento ee Koonfurta Talyaaniga.

Wargeyska Corriere ee ka soo baxa Talyaaniga ayaa sheegay inay Tahriibayaashaasi ka mid ahaayeen in ka badan 40 Tahriibayaal u dhalatay Somalia oo ay ku jireen wiil 10-jir ah iyo 21-haween ah, kuwaasi oo la socday dooni ka soo shiraacatay dalka Giriigga.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Maydka Haweeney Soomaali oo ka mid ahayd Tahriibayaasha laga tuuray doonida ayeyIlaaladda Xeebaha Talyaaniga heleen meel ku dhow Dhagxaan ama Jamalo ku yaalla Xeebta Deegaanka Capo Di Leuja.

©Radio Dalsan  

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts