HomeWararMadaxweynaha oo furay Shirka Maamul-u-samaynta Goballadda Sh/dhexe iyo Hiiraan.

Madaxweynaha oo furay Shirka Maamul-u-samaynta Goballadda Sh/dhexe iyo Hiiraan.

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta si rasmi ahaan magaaalladda Jowhar uga furay Shirka Maamul-u-samaynta Goballadda Hiiraan iyo Sh/dhexe.

Shirkaasi ayaa waxaa ka qeyb galaya Siyaasiyiin, Mas’uuliyiin, Odayaal Dhaqameed, Waxgarad iyo Ururradda Bulshadda ee ka kala socda Dowladda Federalka iyo Goballadda Hiiraan iyo Sh/dhexe.

Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyey Furitaanka Shirka waxa uu ku dheeraaday Qorshaha Dowladda Federalka ee Baahinta Nidaamka Federalka, isagoo sheegay in loo baahan yahay inay Goballadda dhistaan Maamul Federal oo ay u waada dhan yihiin.

Madaxweynuhu waxa uu carrabka ku dhuftay inay Dowladda diyaar la tahay dhamaan wixii Tas-hiilaad ah ee kaabaya Habsmai-u-socodka Shirka.

Ergooyin badan ayaan Hoolka Shirka buuxiyey, kuwaasi oo isugu jira Wasiiro, Xildhibaano, Siyaasiyiin, Musharixiin iyo Ergooyinka Goballadda ee ka qeybgalayo Shirkaasi, oo la filayo in lagu soo doorto Madaxweynaha Maamul-gobaleedka Hiiraan iyo Sh/dhexe.

©Radio Dalsan          

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories