HomeWararWaxbarashadda Jamaacadda Garissa oo maanta bilaabantay weerarkii Alshabaab kadib.

Waxbarashadda Jamaacadda Garissa oo maanta bilaabantay weerarkii Alshabaab kadib.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

EU iyo Soomaaliya oo xoojisay iskaashigooda istiraatiijiga

EU iyo Soomaaliya oo adkeeyay iskaashiga istiraatiijiga

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

9 bilood kadib, waxaa maanta dib loo furay Jamaacadda Garissa oo xirnayd tan iyo markii ay Alshabaab weerareen bishii April 2-dii ee sannadkii hore, laguna dilay 148 qof oo u badnaa Arday.

Fasalladda Jaamacadda Garissa ayaa waxaa maanta soo xaadiray 145 Arday oo Kharajka Jaamacadda laga bixiyey, iyadoo 9 ka mid ah Ardaydaasi ay ka yimaadeen Goballaddda ka baxsan W/bari Kenya.

Guddoomiyaha Hay’adda Maraykanka ee lagu magacaabo “Open Doors”, David Curry ayaa sheegay inuu war weyn yahay in Jaamacadda Gariisa dib uga bilaabantay Waxbarashadda.

Dhinaca kale, Furitaanka Jaamacadda Garissa ayaa ku soo beegantay iyadoo Maxkamad la soo tagaay 5 nin oo lala xiriirinayo inay ku lug lahaayeen Weerarkii Alshabaab ku soo qaadeen Jamaacadda Garissa sannadkii hore.

©Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories