HomeWararKooxaha Xag-jirka oo laga digay inay weeraro Droneska ku qaadaan Britain.

Kooxaha Xag-jirka oo laga digay inay weeraro Droneska ku qaadaan Britain.

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Wargeyska The Guardian ee ka soo baxa London ayaa qoray inay Cilmi-baaris ay samaysay Jamaacadda Oxford inay ka digeen inay suurtogal tahay in ay Kooxo Xag-jirayaal u adeegsan karaan  Diyaarado Drones oo laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa inay la beegsadaan Gaariga Ra’isul-wasaare David Cameron, Saldhigyadda Nukliyeerka, Safaraadaha Shisheeyaha iyo goobaha kale ee xasaasiga ah. Baaritaankaasi […]

- Advertisement -

Wargeyska The Guardian ee ka soo baxa London ayaa qoray inay Cilmi-baaris ay samaysay Jamaacadda Oxford inay ka digeen inay suurtogal tahay in ay Kooxo Xag-jirayaal u adeegsan karaan  Diyaarado Drones oo laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa inay la beegsadaan Gaariga Ra’isul-wasaare David Cameron, Saldhigyadda Nukliyeerka, Safaraadaha Shisheeyaha iyo goobaha kale ee xasaasiga ah.

Baaritaankaasi waxaa kaloo lagu sheegay inay suurtogal tahay in ka badan 200 Diyaaradaha Droneska laga iibsado goobaha ganacsiga ama Internetka, kuwaasi oo qaadi kara waxyaabah qarxa.

- Advertisement -

©Radio Dalsan      

Latest stories