HomeWararKenyan iska dhigi jirey Sarkaal Bolis oo laaluush ka qaadan jirey Ganacsatadda...

Kenyan iska dhigi jirey Sarkaal Bolis oo laaluush ka qaadan jirey Ganacsatadda Soomaalida oo la xiray.

Date:

Related stories

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xasan Sheekh iyo Al-Issa oo Arrimo Xasaasi ah Ka Wada Hadlay

Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Al-Issa, iyagoo ka wada hadlay diinta, nabadda iyo iskaashiga Soomaaliya.

Nin lagu magacaabo Wilson Irungu oo Kaaliye u ah Caaqilka Xaafadda Waqooyiga Islii ee Nairobi ayaa la filayaa in maanta la soo taago Maxkamadda Makadara ee  magaalladda Nairobi. Eedeysanaha ayaa la xiray kadib, markii uu Soomaalida Kenyaanka ku ganacsata Suuqa Islii ka codsaday inay bixiyaan Laaluush, haddii kale uu ku soo oogi doono inay Argagixiso […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Nin lagu magacaabo Wilson Irungu oo Kaaliye u ah Caaqilka Xaafadda Waqooyiga Islii ee Nairobi ayaa la filayaa in maanta la soo taago Maxkamadda Makadara ee  magaalladda Nairobi.

Eedeysanaha ayaa la xiray kadib, markii uu Soomaalida Kenyaanka ku ganacsata Suuqa Islii ka codsaday inay bixiyaan Laaluush, haddii kale uu ku soo oogi doono inay Argagixiso yihiin.

- Advertisement -

Sarkaal ka tirsan Saldhigga Boliska Starehe ee Nairobi oo lagu magacaabo Kiberenge Seroney ayaa sheegay inay dadka Deegaanka ku soo wargeliyeen cabsi-gelinta uu Eedeysanahaasi ku hayo Ganacsatada Soomaalida ee ku sugan goobaha Ganacsiga ee Xaafaadda Islii.

Si kastaba ha ahaatee, Dhaqanka Handadaada iyo codsiga Laaluushka waxay caadi ka tahay dalka Kenya, iyadoo inta badan Boliska Kenya beegsadaan dadka Soomaalida ee aan Aqoonsiga wadanin, kuwaasi oo ay hadday ka waayaan Laaluush ku soo ooga  Dembiyo la xiriira Kooxaha Argagixisadda.

©Radio Dalsan      

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts