HomeWararDiyaarad aan la aqoonin oo duqeysay Kolonyo gaadiid ay leeyihiin Daacishta Liibiya

Diyaarad aan la aqoonin oo duqeysay Kolonyo gaadiid ay leeyihiin Daacishta Liibiya

Date:

Related stories

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Somalia Faces 40% Drop in Imports and Rising Inflation, Cabinet Responds

Somalia’s federal cabinet today approved new security regulations and...

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya amniga

Fartaag oo Burkina Faso kula wadatay argagixisada Ouagadougou, – Wasiirka Amniga...

Somalia’s Office of Attorney General Presses Charges on Saadiya Bajaj

The Office of the Attorney General of Somalia announced...

Deni oo tababar hubka culus u furay dagaalka Argagixisada

Puntland: Madaxweyne Deni oo tababar hubka culus iyo hoggaaminta u furay duufacdii 6-aad ee PMPF. “Waxaan kalsooni qabaa in ay difaaci doonaan dadka.” Akhri maqaalka

Dadka Deggan magaalladda Sirta ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka ee REUTERS inay Diyaaradaasi duqeeyeen gaadiid ay Daacish leeyihiin oo marayey meel ku dhow magaalladda Sirta ee Xeebta leh.

Goobjooge ayaa sheegay inay Diyaaradda leedhay mid ka mid ah Dowladaha taageersan Xukuumadda Libya oo ay Xarunteeda dhexe ku taallo Bariga dalkaasi.

Dhinaca kale, Afhayeenka Ilaaladda Adeegyadda Shidaalka ee Libya, Ali Hassan ayaa sheegay inay iska caabiyeen 3 doonyood oo doonayey inay weeraraan Dekedda Saytuuna ee Shidaalka laga dhoofiyo.

Afhayeenka waxa uu tilmaamay inay gubeen mid ka mid ah Doonyahaasi oo la tuhunsan yhaay inay Maleeshiyadda Daacish leeyihiin.      

a fighter plane 1

©Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories