HomeWarar Shirka Maamul-u-samaynta Goballadda Hiiraan iyo Sh/dhexe oo ka furmi doona Jowhar.

 Shirka Maamul-u-samaynta Goballadda Hiiraan iyo Sh/dhexe oo ka furmi doona Jowhar.

Date:

Related stories

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

Maalinta Talaadada ee soo socota ayaa la fiayaa inuu magaalladda Jowhar ka furmo Shirka Maamul-u-samaynta Goballadda Hiiraan iyo Sh/dhexe, kaasi oo ay ka qeyb geli doonaan Siyaasiyiin, Cuqaal iyo Ururadda Bulshadda.

Shirkaasi ayaa la filayaa in looga arrinsado Aayaha Labadaasi Gobal iyo sidii loo yegleeli lahaa Maamul Mideysan oo ay ku qanacsan yihiin Beelaha ku wada nool Goballadaasi.

Xaalladda Ammaanka ee magaalladda Jowhar aad baa loo adkeeyey, iyadoo ay Ergooyin badan ku sii qulqulayaan, kuwaasi oo ay ku jiraan Musharixiin rajo ka qabta Xilalka Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Barlamaanka ee Maamulkaasi.

Dhinaca kale, Madaxweynaha Dowladda Federalka, Xasab Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu furo Shirka Maamul-u-samaynta Goballadda Sh/dhexe iyo Hiiraan, isla markaana uu Talooyin iyo Baraarujin u jeediyo Ergooyinka, si ay ugu guuleystaan Dhismaha Maamulka Labadaasi Gobal.

jawhar3

©Radio Dalsan 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories