HomeWararMadaxweynaha oo saxiixay Sharciga Saxaafadda ee ay Xildhibaanadda ansixiyeen.

Madaxweynaha oo saxiixay Sharciga Saxaafadda ee ay Xildhibaanadda ansixiyeen.

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Madaxweynaha Dowladda Federalka Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qalinka ku duugay Sharciga Saxaafadda ee ay Xildhibaanadda Barlamaanka Federalka dhawaan ansixiyeen. Ururadda Suxufiyiinta waxay horey ugu taliyeen in Isbedel lagu sameeyo Qoddobadda ku xusan Sharcigaasi oo loo arko mid dabri kara Xorriyadda Saxaafadda. Halkan ka akhriso Wareegtadda uu Madaxweynuhu shalay saxiixay:- ©Radio Dalsan         

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowladda Federalka Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qalinka ku duugay Sharciga Saxaafadda ee ay Xildhibaanadda Barlamaanka Federalka dhawaan ansixiyeen.

Ururadda Suxufiyiinta waxay horey ugu taliyeen in Isbedel lagu sameeyo Qoddobadda ku xusan Sharcigaasi oo loo arko mid dabri kara Xorriyadda Saxaafadda.

- Advertisement -

Halkan ka akhriso Wareegtadda uu Madaxweynuhu shalay saxiixay:-

WAREEGTADDA SHARCIGA SAXAAFADDA OO UU MADAXWEYNAHA SAXIIXAY

©Radio Dalsan       

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts