HomeWararGabar Somali oo lagu dilay Tanzania.

Gabar Somali oo lagu dilay Tanzania.

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Burcad Hubeysan oo Tanzanian ah ayaa la sheegay inay weerar ku qaadeen Hoy ay degganayeen Afar Gabdho Soomaaliyeed  oo Jaamacad ka dhigta caasimadda dalkaasi ee Darasalaam. Burcadda ayaa la sheegay inay xoog ku galeen guriga ay degganayeen Gabdhahaasi, isla markaana ay u geysteen Jirdil iyo Dhac baahsan. Mid ka mid ah Gabdhahaasi oo saakayto lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Burcad Hubeysan oo Tanzanian ah ayaa la sheegay inay weerar ku qaadeen Hoy ay degganayeen Afar Gabdho Soomaaliyeed  oo Jaamacad ka dhigta caasimadda dalkaasi ee Darasalaam.

Burcadda ayaa la sheegay inay xoog ku galeen guriga ay degganayeen Gabdhahaasi, isla markaana ay u geysteen Jirdil iyo Dhac baahsan.

- Advertisement -

Mid ka mid ah Gabdhahaasi oo saakayto lagu wareystay Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda VOA-da ayaa sheegtay inay Burcaddu dhaawac culus u geysteen gabar ka mid ah Ardayda dhawaan qalin jebin lahaa.

Gabadhaasi oo dhawaac culus looga dhuftay Madax ayaa la sheegay inay u geeriyootay dhaawacaasi, inkastoo Dhakhaatiirta ku dadaaleen.

Sidoo kale, Burcadda ayaa la sheegay inay Marxuumadda geeriyootay ka dhaceen lacag dhan 2,000 oo Dollar oo ay maalin ka hor ka soo qaaday Shirkad Xawaalad.

- Advertisement -

Burcadda waxay kaloo dhaceen Laptop, IPAD, Mobaylo iyo hanti kale.

©Radio Dalsan         

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts