HomeWararKenyan lala xiriirinayo Alshabaab oo lagu sii haynayo Xabsiga Mombasa.

Kenyan lala xiriirinayo Alshabaab oo lagu sii haynayo Xabsiga Mombasa.

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Garsooraha Sare ee Maxkamadda Mombasa, Nicholas Njagi ayaa oggolaaday Boliska  inay muddo 15 maalmood sii hayn karaan Eedeysanahaasi oo lagu magacaabo Ikrima Mohamed Shoosi, kaasi oo lagu tuhunsan yahay inuu Sarkaal ka tirsanaa Sirdoonka Kenya ku dilay magaalladda Mombasa. Oggolaanshahaasi ayaa yimid, kadib, markii Peter Munguti oo ah Sarkaal-xigeen ka tirsan Boliska ka codsaday Maxkamadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Garsooraha Sare ee Maxkamadda Mombasa, Nicholas Njagi ayaa oggolaaday Boliska  inay muddo 15 maalmood sii hayn karaan Eedeysanahaasi oo lagu magacaabo Ikrima Mohamed Shoosi, kaasi oo lagu tuhunsan yahay inuu Sarkaal ka tirsanaa Sirdoonka Kenya ku dilay magaalladda Mombasa.

Oggolaanshahaasi ayaa yimid, kadib, markii Peter Munguti oo ah Sarkaal-xigeen ka tirsan Boliska ka codsaday Maxkamadda in la siiyo muddo kordhin, si ay u soo dhamaystiraan Kiiska loo haysto Eedeysanahaasi oo uu tilmaamay inay ku tuhunsan yihiin inuu ka tirsan yahay Xarakadda Alshabaab.

- Advertisement -

Peter Munguti waxa uu intaasi ku daray  inay Boliska isku soo duwi doonaan Xogta ku kaydsan Mobaylka Eedeysanaha iyo Qiraalladda ay bixiyeen Markhaatiyaal iyo ilo kale oo taageero siinaya Baaritaanka Kiiskaasi, isla  markaana muujinaya inuu Eedeysanaha dhallinyaro u tashkilin jirey, una diri jirey Alshabaab, waa sida uu hadalka u yiri.

Kiiska Eedeysanahaasi ayaa la sheegay in ay Maxkamaddu dhegeysan doonto bishan Janaayo 23-da.

©Radio Dalsan           

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts