HomeWararMudanayaasha Britain oo ka arrinsanaya in Musharaxa Maraykanka ee Donald Trump. laga...

Mudanayaasha Britain oo ka arrinsanaya in Musharaxa Maraykanka ee Donald Trump. laga mamnuuco Britain.

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Mudanayaasha Barlamaanka Britain ayaa ku ballansan inay bishan January  18-da Kulan Khaas ah ka yeeshaan Go’aan horseedi kara in Musharaxa Madaxtinimadda Maraykanka, Donald Trump laga mamnuuco inuu soo galo Britain. Ilaa 568,000 oo qof oo u dhashay dalka Britain ayaa saxiixay Bayaan ay ku codsanayaan inaan Musharaxa Donald Trump loo oggolaanin inuu soo booqdo Britain. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Mudanayaasha Barlamaanka Britain ayaa ku ballansan inay bishan January  18-da Kulan Khaas ah ka yeeshaan Go’aan horseedi kara in Musharaxa Madaxtinimadda Maraykanka, Donald Trump laga mamnuuco inuu soo galo Britain.

Ilaa 568,000 oo qof oo u dhashay dalka Britain ayaa saxiixay Bayaan ay ku codsanayaan inaan Musharaxa Donald Trump loo oggolaanin inuu soo booqdo Britain.

- Advertisement -

Musharaxaasi oo ka tirsan Xisbiga Jamhuuriga ee Maraykanka ayaa  bishii December 7-dii ee sannadkii hore ku  baaqay in dadka Muslimiinta laga mamnuuco inay soo galaan Maraykanka, wuxuuna hadalkaasi jeediyey dhowr maalin kadib, markii 14 qof lagu dilay Gobalka California.

Muslimiinta Caalamka ayaa ka carooday Baaqiisa, waxayna ku tilmaameen Cunsuri ka soo horjeeda Islaamka.

trump2

- Advertisement -

©Radio Dalsan        

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts