HomeWararHaweneeyda Britishka ee jaalka la ah Alshabaab oo lagu arkay gudaha...

Haweneeyda Britishka ee jaalka la ah Alshabaab oo lagu arkay gudaha Britain

Date:

Related stories

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xasan Sheekh iyo Al-Issa oo Arrimo Xasaasi ah Ka Wada Hadlay

Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Al-Issa, iyagoo ka wada hadlay diinta, nabadda iyo iskaashiga Soomaaliya.

Wargeyska The Newscastle Chronicle ayaa qoray in Haweeneyda u dhalatay dalka Britain ee Samantha Lewthwaite, laguna naanayso Carmaladda Cad ee sida xooggan loo baadigoobayo dhawaan lagu arkay iyadoo hubinaysa Hotel ku yaalla magaalladda Darlington ee W/bari ee Gobalka England ee dalka Britain. Haweeney sheegtay inay Carmalada Cad ku aragtay Hoteelka Bannatyne bishii December 26-dii ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wargeyska The Newscastle Chronicle ayaa qoray in Haweeneyda u dhalatay dalka Britain ee Samantha Lewthwaite, laguna naanayso Carmaladda Cad ee sida xooggan loo baadigoobayo dhawaan lagu arkay iyadoo hubinaysa Hotel ku yaalla magaalladda Darlington ee W/bari ee Gobalka England ee dalka Britain.

Haweeney sheegtay inay Carmalada Cad ku aragtay Hoteelka Bannatyne bishii December 26-dii ee sannadkii hore ayaa ku wargelisay Boliska arrintaasi.

- Advertisement -

Afhayeenad u hadashay Boliska Durham ayaa xaqiijisay inay heleen Warka ku aadan in Samantha Lewthwaite lagu arkay iyadoo kormeerayso Hotelkaasi maalinta loo yaqaano Maalinta Feerka “Boxing Day” kuna beegnayd bishii December 26-dii ee sannadkii dhawaan dhamaaday ee 2015-ka.

Boliska Calaamiga ee INTERPOL ayaa horey u soo saaray Digniin Casaan ah oo lagu baadi-goobayo Haweeneyya Britishka ee Samantha Lewthwaite oo lagu eedeynayo inay ka dambeeysay weerarkii ay Alshabaab sannadkii hore ku qaadeen Jamaacadda Garissa, laguna dilay 148-qof.

Haweeneydaasi oo 32 jir ah lehna 4 carruur ayaa qaadatay Diinta Islaamka, waxayna la baxday magaca Sharafiyah Lewthwaite, waxayna Jaal la ahayd Xarakadda Alshabaab.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Sarkaal ka tirsan Sirdoonka Somalia ayaa horey ugu sheegay Warbaahinta Caalamka inay Marwadaasi tahay gacanta midig ee Hoggaamiyaha Alshabaab la qaabaysa weerarada ay Alshabaab geystaan.

Si kastaba ha ahaatee, Sirdoonka Reer Galbeedka ayaa rumeysan inay Haweeneydaasi ku nooshahay Yemen ama Syria, isla markaana ay tababarto Haweenka Dagaalamayaasha Kooxda Daacish.The Bannatyne Hotel, Darlington

Samantha  Lewthwaite

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts