HomeWararJamaacadda Garissa oo dib loo furayo, 9 bilood kadib Weerarkii Alshabaab.

Jamaacadda Garissa oo dib loo furayo, 9 bilood kadib Weerarkii Alshabaab.

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Jamaacadda Garissa ee W/bari Kenya ayaa la sheegay in maanta dib loo furay, kadib, markii la xiray bishii April 2-dii ee sannadkii hore, xilligaasi oo ay Alshabaab weerareen Jamaacadaasi.

Weerarkaasi waxaa ku geeriyootay 147 qof, iyadoo 79 kalena ku dhaawacmeen.

Dib-u-furista Jaamacadda Garissa ayaa lagu sheegay farriimo loo kala diray Shaqaalaha iyo Ardayda oo ku adaan Kulan looga hadlayo dib-u-furida Jamaacadda.

Dhinaca kale, Dowladda Fraansiiska ayaa horey u sheegtay inay 109-Arday oo ka badbaaday Weerarkii Jaamacadda Garissa ka bixin doonaan Kharaj-sannadeedka Jamaacadda.

Danjiraha Faransiiska u jooga Kenya, Ambassador Rémi Maréchaux  ayaa bixin doonta Khartajkaasi si taageero loogu muujiyo Ardayda aan weli heelin wax Taageero Dhaqaale ah.

©Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories