HomeWararWAR DEGDEG AH: Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo goor dhow ku geeriyooday...

WAR DEGDEG AH: Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo goor dhow ku geeriyooday Beled-weyne.

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Allaha U Naxariiste Ugaaska Beesha Xawaadle, Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble ayaa barqanimaddii maanta ku geeriyooday magaallo-madaxda Gobalka Hiiraan ee Beled-weyne. Allaha U Naxariistee Ugaas C/raxmaan ayaa la sheegay inuu xanuun ku soo booday xilli uu ka qeyb galayey Shirka ka socday Beled-weyne, wuxuuna ku geeriyooday Isbitaalka Guud ee Beledweyne. Marxuumka waxa uu ka […]

- Advertisement -

Allaha U Naxariiste Ugaaska Beesha Xawaadle, Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble ayaa barqanimaddii maanta ku geeriyooday magaallo-madaxda Gobalka Hiiraan ee Beled-weyne.

Allaha U Naxariistee Ugaas C/raxmaan ayaa la sheegay inuu xanuun ku soo booday xilli uu ka qeyb galayey Shirka ka socday Beled-weyne, wuxuuna ku geeriyooday Isbitaalka Guud ee Beledweyne.

- Advertisement -

Marxuumka waxa uu ka mid ah Hoggaamiye-dhaqameedyadda ugu caansan dalka Somalia, wuxuuna ahaa Caaqil Nabadoon wax badan ka shaqeeyey Musaalaxadda Ummadda.

Allaha U Naxariisto Marxuumka.  Aamiin…Aamiin

©Radio Dalsan                             

Latest stories