HomeWararRa'isul-wasaaraha oo ka tacsideeyey geerida Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo ku geeriyooday...

Ra’isul-wasaaraha oo ka tacsideeyey geerida Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo ku geeriyooday Beledweyne.

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca Xukuumada, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo saaka ku geeriyooday magalaada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. “Alle ha […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca Xukuumada, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo saaka ku geeriyooday magalaada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

MARXUUM UGAAS CABDIRAXMAAN 3“Alle ha u naxariistee Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif waxa uu ahaa shaqsi waqtigiisa ugu badan galiyay nabadeynta iyo dib u heshiisiinta ummadda, waxa uuna saaka geeriyooday isaga oo ka qeybgalaya shirka Nabadda ee Samadoon” ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid, isaga oo Alle uga baryay inuu naxariistiisa Janno ka waraabiyo.

- Advertisement -

Xafiiska Warbaahinta iyo Xiriirka 
Muqdisho, Somalia 
media.opm@gmail.com 
Twitter: @SomaliPM

 

Latest stories