HomeWararMaraykanka oo joojiyey Hawlgalladda Diyaaradaha Droneska ee ka soo duuli jirey Ethiopia.

Maraykanka oo joojiyey Hawlgalladda Diyaaradaha Droneska ee ka soo duuli jirey Ethiopia.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Afhayeenka Safaaradda Maraykanka ku leeyihiin dalka Ethiopia, David Kennedy ayaa shaaciyey inay joojiyeen Hawlgalladdii Diyaaradaha Droneska ee adeegsan jirey  Saldhig ku yaalla Degmadda Arba Minch ee Koonfurta dalka Ethiopia. Afhayeenka oo E-mailo u diray Wakaalladaha Wararka Caalamiga ayaa ku sheegay inay Labada Dowladood isku raaceen inaan xilligan loo baahnayn Joogitaanka Maraykanka ee Saldhigga Diyaaradaha ee […]

- Advertisement -

Afhayeenka Safaaradda Maraykanka ku leeyihiin dalka Ethiopia, David Kennedy ayaa shaaciyey inay joojiyeen Hawlgalladdii Diyaaradaha Droneska ee adeegsan jirey  Saldhig ku yaalla Degmadda Arba Minch ee Koonfurta dalka Ethiopia.

Afhayeenka oo E-mailo u diray Wakaalladaha Wararka Caalamiga ayaa ku sheegay inay Labada Dowladood isku raaceen inaan xilligan loo baahnayn Joogitaanka Maraykanka ee Saldhigga Diyaaradaha ee Degmadda Arba Minch oo ay isticmaali jireen tan iyo sannadkii 2011-kii.

- Advertisement -

Saldhigaasi waxaa loo adeegsan jirey Diyaaradaha Droneska ee dhinacyadda Sirdoonka iyo Duqeymaha ee lala  beegsan jirey Alshabaabka Somalia iyo Kooxaha taabacsan Alqaacida ee ka hawlgala gudaha dalka Yemen.

Dowladda Maraykanka waxay adeegsiga Garoonkaasi bilaabeen bishii October 30-dii ee sannadkii 2011-kii, kadib, markii ay Dowladaha Maraykanka iyo Ethiopia isla garteen inay Droneska Maraykanka isticmaalaan Saldhigga Diyaaradaha ee Degmadda Arba Minch si ay uga weeraraan Alshabaabka ku sugnaa Koonfurta Somalia.

Dhinaca kale, Ka-bixitaanka Milliteriga Maraykanka ee Koonfurta Ethiopia ayaa ku soo beegantay iyadoo ay Qowmiyadda Oromiya bilaabeen Kacdoon ay kaga soo horjeedaan qorshe ay Dowladda Federalka Ethiopia kula wareegayaan dhul ay Oramadda ku leeyihiin duleedka caasimadda dalkaasi ee Addis Abeba.

- Advertisement -

ARBA MINCH 4 ARBA MINCH 2 ARBA MINCH DRONES BASE ARBA MINCH5

©Radio Dalsan    

Latest stories