HomeWarar(DAAWO Sawiradda): Bandhig Faneedka Nabadda iyo Dib-u-dhiska dalka oo laga dhigay Muqdisho.

(DAAWO Sawiradda): Bandhig Faneedka Nabadda iyo Dib-u-dhiska dalka oo laga dhigay Muqdisho.

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Bandhig Faneedka loogu magac daray “Nabadda iyo Dib-u-dhiska Dalka” ayaa habeen hore lagu daawaday Hotelka City Palace ee magaalladda Muqdisho, iyadoo ay Kumanaan qof soo buux-dhaafsheen daawashadda Bandhig-faneedkaasi oo la kowsaday Sannadka cusub ee 2016-ka ee Taariikhda Miilaadiyadda. Kumanaan qof oo ay ku jireen Mas’uuliyiin Sare iyo Marti Sharaf kale ayaa ka mid ahaa  dadkii […]

- Advertisement -

Bandhig Faneedka loogu magac daray “Nabadda iyo Dib-u-dhiska Dalka” ayaa habeen hore lagu daawaday Hotelka City Palace ee magaalladda Muqdisho, iyadoo ay Kumanaan qof soo buux-dhaafsheen daawashadda Bandhig-faneedkaasi oo la kowsaday Sannadka cusub ee 2016-ka ee Taariikhda Miilaadiyadda.

Kumanaan qof oo ay ku jireen Mas’uuliyiin Sare iyo Marti Sharaf kale ayaa ka mid ahaa  dadkii xalay ka qeyb galay Daawashadda Showga loogu magac daray “Nabadda iyo Dib-u-dhiska dalka”, wuxuuna Showgaasi ahaa kii ugu Shacbiyadda badnaa ee lagu qabto Masraxyada Suugaanta iyo Fanka Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Fannaaniinta caan baxay ee Axmed Muxumad Maxamed “Axmed Nasta”, Iidle Yare, Hodan C/raxmaan Dheere, Idil Cabdi Caddow iyo Mustikistaha caanka ah ee Xasan Cujeer Cajami ayaana soo bandhigay Muqaal Masrixiyadeed aad looga soo shaqeeyey, isla markaana ay Daawadayaasha aad ugu riyaaqeen, uguna hambalyeeyeen Fannaaniintaasi laga daba dhacay.

Waxaa kaloo Bandhig Faneedkaasi ka qeyb qaatay Majaajilistayaal iyo Ciyaartoyda loo carbiyey Ciyaaraha Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed.

Dhinaca kale, Guddiga Qabanqaabadda Showgaasi ayaa sheegay inay Dadweynaha ka heleen Codsiyo ku aadan in dib loogu soo celiyo Bandhigaasi, oo ay tilmaameen inay weli u hamuun qabaaan Bandhigaasi.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, Kharajka ka soo xerooday Bandhigaasi ayaa loo adeegsan doonaa Horumarinta Adeegyadda Asaasiga ee Bulshadda.

DAAWO SAWIRRADDA:-

Grabbed Frame 8 - Copy

Grabbed Frame 6 - Copy

Grabbed Frame 30

Grabbed Frame 22

Grabbed Frame 33Grabbed Frame 32Grabbed Frame 31

Grabbed Frame 30

Grabbed Frame 28Grabbed Frame 27Grabbed Frame 5 - Copy

Grabbed Frame 6 - Copy

Grabbed Frame 19

Grabbed Frame 9

Grabbed Frame 17Grabbed Frame 15

Grabbed Frame 24

Grabbed Frame 20

Grabbed Frame 3

Grabbed Frame 10

©Radio Dalsan 

Latest stories