HomeWararCiidamo Hubeysan oo isku Hor Fadhiya Xaafada Soona Key Ee Degmada Hodan

Ciidamo Hubeysan oo isku Hor Fadhiya Xaafada Soona Key Ee Degmada Hodan

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ciidamo Hubeysan oo ku labisan Dareeska Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa isku hor fadhiya Suuq yare ku yaala Xaafada Soona Key Ee Degmada Hodan agagaarka Jaamacadii Gaheyr. Dadka deegaanka ayaa Radio Dalsan u sheegay in qaar kamid ah Ciidamadasi ay amren dadka halkasi ku nool iney ka guuran halka kuwa kalena ay diidan yihiin. Sidan oo […]

- Advertisement -

Ciidamo Hubeysan oo ku labisan Dareeska Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa isku hor fadhiya Suuq yare ku yaala Xaafada Soona Key Ee Degmada Hodan agagaarka Jaamacadii Gaheyr.

Dadka deegaanka ayaa Radio Dalsan u sheegay in qaar kamid ah Ciidamadasi ay amren dadka halkasi ku nool iney ka guuran halka kuwa kalena ay diidan yihiin.

- Advertisement -

Sidan oo kale ayaa ka dhacday isla goobtan markii la isku qabtay dhul la sheegay iney leedahay dowlada Soomaaliya.

Dad shacab ah ayaa markasi ku dhintay kuna dhaawacmay Iska hor imaad halkasi ka dhacay.

Latest stories