HomeWararDowladda Turkiga oo ku baaqday in la soo maxkamadeeyo kooxihiI shalay dhaawacay...

Dowladda Turkiga oo ku baaqday in la soo maxkamadeeyo kooxihiI shalay dhaawacay Muwaadin Turkish ah.

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Hadal qoraal oo ka soo baxay Wsaaradda Arrimaha Dibewdda ee Turkiga ayaa lagu sheegay in mid ka mid ah Muwaadiniintooda ku dhaawacmay weerar shalay galab lagula eedgtay magaalladda Muqdisho. Qoraalka ayaa lagu sheegay inay Dowladda Turkiga si xooggan u cambaareynayaan weerarkaasi oo uu ku geeriyooday Muwaadin Soomaali ah. “Waan cambaaraynaynaa weerarkaasi, waxaana rajeynaynaa kuwii ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal qoraal oo ka soo baxay Wsaaradda Arrimaha Dibewdda ee Turkiga ayaa lagu sheegay in mid ka mid ah Muwaadiniintooda ku dhaawacmay weerar shalay galab lagula eedgtay magaalladda Muqdisho.

Qoraalka ayaa lagu sheegay inay Dowladda Turkiga si xooggan u cambaareynayaan weerarkaasi oo uu ku geeriyooday Muwaadin Soomaali ah.

- Advertisement -

“Waan cambaaraynaynaa weerarkaasi, waxaana rajeynaynaa kuwii ka dambeeyey in la soo qaban doono, lana hor keeni doono Sharciga” ayaa lagu yiri Qoraalka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Turkiga.

Dhinaca kale, Dowladda Turkiga wxaay sheegtay inay sii wadayaan inay Ummadda Soomaaliyeed taageero ka siiyaan soo-celinta Nabadda iyo Danaha Somalia.

Bishii Janaayo 22-dii ewe sanadkii hore, Alshabaab waxay sheegteen mas’uuliyadda qarax gaari oo ka dhacay afaafka hore ee Hotelka SYL ee magaalladda Muqdisho, halkaasi oo ay ku sugnaayeen Wafdi Turkish oo hordhac u ahaa Booqashadii uu Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan ku yimid Muqdisho.

- Advertisement -

Afhayeenka Alshabaab, Sheekh Cali Dheere waxa uu xilligaasi sheegay inuu Turkigu yahay bartilmaameedkooda, wuxuuna ku tilmaamay inay yihiin cadowga koowaad ee Muslimiinta, iyadoo uu Turkiga yahay Waddanka keliya ee Islaamka ee ka tirsan Isbahaysiga Milliteri ee NATO.

©Radio Dalsan     

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts