HomeWararBandhigga Nabadda iyo dib-u-dhiska Dalka oo xalay lagu daawaday magaalladda Muqdisho.

Bandhigga Nabadda iyo dib-u-dhiska Dalka oo xalay lagu daawaday magaalladda Muqdisho.

Date:

Related stories

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xasan Sheekh iyo Al-Issa oo Arrimo Xasaasi ah Ka Wada Hadlay

Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Al-Issa, iyagoo ka wada hadlay diinta, nabadda iyo iskaashiga Soomaaliya.

Bandhig Faneedka loogu magac daray “Nabadda iyo Dib-u-dhiska Dalka” ayaa xalay lagu qabtay Hotelka City Palace ee magaalladda Muqdisho, iyadoo ay Kumanaan qof soo buux-dhaafsheen daawashadda Bandhig-faneedkaasi oo la kowsaday Sannadka cusub ee 2016-ka ee Taariikhda Miilaadiyadda. Kumanaan qof oo ay ku jireen Mas’uuliyiin Sare iyo Marti Sharaf kale ayaa ka mid ahaa  dadkii xalay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Bandhig Faneedka loogu magac daray “Nabadda iyo Dib-u-dhiska Dalka” ayaa xalay lagu qabtay Hotelka City Palace ee magaalladda Muqdisho, iyadoo ay Kumanaan qof soo buux-dhaafsheen daawashadda Bandhig-faneedkaasi oo la kowsaday Sannadka cusub ee 2016-ka ee Taariikhda Miilaadiyadda.

Kumanaan qof oo ay ku jireen Mas’uuliyiin Sare iyo Marti Sharaf kale ayaa ka mid ahaa  dadkii xalay ka qeyb galay Daawashadda Showga loogu magac daray “Nabadda iyo Dib-u-dhiska dalka”, wuxuuna Showgaasi ahaa kii ugu Shacbiyadda badnaa ee lagu qabto Masraxyada Suugaanta iyo Fanka Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Fannaaniinta caan baxay ee Axmed Muxumad Maxamed “Axmed Nasta”, Iidle Yare, Hodan C/raxmaan Dheere, Idil Cabdi Caddow iyo Mustikistaha caanka ah ee Xasan Cujeer Cajami ayaana soo bandhigay Muqaal Masrixiyadeed aad looga soo shaqeeyey, isla markaana ay Daawadayaasha aad ugu riyaaqeen, uguna hambalyeeyeen Fannaaniintaasi laga daba dhacay.

Waxaa kaloo Bandhig Faneedkaasi ka qeyb qaatay Majaajilistayaal iyo Ciyaartoyda loo carbiyey Ciyaaraha Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed.

Dhinaca kale, Guddiga Qabanqaabadda Showgaasi ayaa sheegay inay Dadweynaha ka heleen Codsiyo ku aadan in dib loogu soo celiyo Bandhigaasi, oo ay tilmaameen inay weli u hamuun qabaaan Bandhigaasi.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, Kharajka ka soo xerooday Bandhigaasi ayaa loo adeegsan doonaa Horumarinta Adeegyadda Asaasiga ee Bulshadda.

Ugu dambeyntii, Akhristayaasha sharafta naga mudan waxaan Sawiradda laga soo qaaday Bandhig Faneedkaasi idiin soo gudbin doonaa saacadaha soo socda, ha moogaanina Insha Allaahu.

©Radio Dalsan                          

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts