HomeWararFilim-sameeye caan ku ahaa Filimadda ka dhanka ah Daacish oo la dilay.

Filim-sameeye caan ku ahaa Filimadda ka dhanka ah Daacish oo la dilay.

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Naaji Jeref oo u dhashay dalka Syria ayaa lagu dilay Degmadda Gaziyaantep ee dalka Turkiga, una xuduudka dalka Syria. Dabley aan la aqoonin ayaa la sheegay inay dilkiisa u adeegsadeen qoriga ay ka dhacaan rasaasta aan shanqartooda la maqlin. Baaritaan ayey Hay’adaha Ammaanka Turkiga bilaabeen, iyadoo Hay’adda Badbaadinta Suxufiyiinta ee CPJ ku baaqday in kooxihii […]

- Advertisement -

Naaji Jeref oo u dhashay dalka Syria ayaa lagu dilay Degmadda Gaziyaantep ee dalka Turkiga, una xuduudka dalka Syria.

Dabley aan la aqoonin ayaa la sheegay inay dilkiisa u adeegsadeen qoriga ay ka dhacaan rasaasta aan shanqartooda la maqlin.

- Advertisement -

Baaritaan ayey Hay’adaha Ammaanka Turkiga bilaabeen, iyadoo Hay’adda Badbaadinta Suxufiyiinta ee CPJ ku baaqday in kooxihii dilay Naaji Jeref la hor keeno Sharciga.

Filim-sameeyaha la dilay waxa uu ahaa 38 jir leh 2 carruur, kana soo jeeda Degmadda Al-salaamiyah ee Galbeedka Syria.

©Dalsan Radio

Latest stories