HomeWararDEG DEG: Ciidamada Kenya oo laba Ruux ku dilay Mandheera

DEG DEG: Ciidamada Kenya oo laba Ruux ku dilay Mandheera

Date:

Related stories

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Ugu Yaraan Laba ruux ayaa ku dhimatay Rasaas ay Ciidamada Kenya ku fireen Gaari ay saarnayen Dad shacab ah oo Marayay Bartamaha Magaalada Mandheera Ee Waqooy-Bari Kenya. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in Ciidamada ay si bareer ah rasaas ugu fureen Gaariga,inkastoo aysan weli arintan ka hadlin Laamaha Amniga Kenya. Qaar kamid ah dadka deegaanka Mandheera […]

- Advertisement -

Ugu Yaraan Laba ruux ayaa ku dhimatay Rasaas ay Ciidamada Kenya ku fireen Gaari ay saarnayen Dad shacab ah oo Marayay Bartamaha Magaalada Mandheera Ee Waqooy-Bari Kenya.

Dadka deegaanka ayaa sheegaya in Ciidamada ay si bareer ah rasaas ugu fureen Gaariga,inkastoo aysan weli arintan ka hadlin Laamaha Amniga Kenya. Qaar kamid ah dadka deegaanka Mandheera ayaa ku soo qoray Baraha bulshada dhacdadan waxa ayna soo dhigen Barahooda Bulshada Sawirada dadkii ku dhaawacmay Rasaastasi.

- Advertisement -

Latest stories