HomeWararCiidamda Dowlada iyo Al Shabab oo ku Dagaalamay Agagaarka Baardheere

Ciidamda Dowlada iyo Al Shabab oo ku Dagaalamay Agagaarka Baardheere

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Warar lagu kalsoon yahay ayaa Radio Dalsan u xaqiijiyay in ugu yaraan 4 ruux ay ku dhinteen tiro kalena ay ku dhaawacmen dagaal xoogan oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowlada iyo Al Shabab. Dagaalka ayaa ka dhacagay Tuulo 20KM dhinaca galbeed kaga beegan Magaalada Baardheere Ee Gobolka Gedo. Dagaalka ayaa imaanaya xili Maanta Magaalada Qarax xoogan […]

- Advertisement -

Warar lagu kalsoon yahay ayaa Radio Dalsan u xaqiijiyay in ugu yaraan 4 ruux ay ku dhinteen tiro kalena ay ku dhaawacmen dagaal xoogan oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowlada iyo Al Shabab.

Dagaalka ayaa ka dhacagay Tuulo 20KM dhinaca galbeed kaga beegan Magaalada Baardheere Ee Gobolka Gedo.

- Advertisement -

Dagaalka ayaa imaanaya xili Maanta Magaalada Qarax xoogan lagu eegtay Ciidamo ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya.

 

 

Latest stories