HomeWararNin la sheegay inuu ka tirsanaa Alshabaab oo ku geeriyooday qarax ka...

Nin la sheegay inuu ka tirsanaa Alshabaab oo ku geeriyooday qarax ka dhacay Mandera.

Date:

Related stories

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xasan Sheekh iyo Al-Issa oo Arrimo Xasaasi ah Ka Wada Hadlay

Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Al-Issa, iyagoo ka wada hadlay diinta, nabadda iyo iskaashiga Soomaaliya.

Hadal ka soo baxay Boliska Kenya ayaa lagu sheegay inuu Nin ka tirsanaa Alshabaab geeriyooday, mid kalena uu ku dhaawacmay, xilli ay miino ku aasayeen gudaha Degmadda Mandera ee W/bari Kenya. Sarkaal la hadlay Wargeyska The Star ee ka soo baxa magaalladda Nairobi ayaa tilmamaay inuu ninkaasi geeriyooday xilli ay faraha kula jireen miino ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Boliska Kenya ayaa lagu sheegay inuu Nin ka tirsanaa Alshabaab geeriyooday, mid kalena uu ku dhaawacmay, xilli ay miino ku aasayeen gudaha Degmadda Mandera ee W/bari Kenya.

Sarkaal la hadlay Wargeyska The Star ee ka soo baxa magaalladda Nairobi ayaa tilmamaay inuu ninkaasi geeriyooday xilli ay faraha kula jireen miino ay doonayeen inay ku aasaan Mandera.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray inay dadka Deegaanka u soo far-muuqeen Boliska xubnaha ka tirsan Alshabaab ee aasayey miinada, waa sida uu hadalka u yiri, wuxuuna intaasi ku daray  intaysan Boliska soo gaarin goobtii ay miinaddu ku qaraxday raggii watay, kuna geeriyooday hal qof, iyadoo mid kalena uu ku dhaawacmay.

Dhinaca kale, Saraakiisha Milliteriga Kenya ayaa la sheegay inay kaxeeyeen ninkii ku  dhaawacmay Qaraxaasi, kaasi oo ay ku socdaan baaritaano.

Dhacdadan ayaa ku soo beegantay, hal maalin kadib, markii uu  Sarkaal ka tirsan Boliska Kenya ku geeriyooday qarax miino oo loogu aasay duleedka Mandera.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts