HomeWararUK oo carbinayso ku-dhawaad labo kun oo Askar Ugandhese ah oo loo...

UK oo carbinayso ku-dhawaad labo kun oo Askar Ugandhese ah oo loo soo dirayo Somalia.

Date:

Related stories

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Somalia Faces 40% Drop in Imports and Rising Inflation, Cabinet Responds

Somalia’s federal cabinet today approved new security regulations and...

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya amniga

Fartaag oo Burkina Faso kula wadatay argagixisada Ouagadougou, – Wasiirka Amniga...

Somalia’s Office of Attorney General Presses Charges on Saadiya Bajaj

The Office of the Attorney General of Somalia announced...

Deni oo tababar hubka culus u furay dagaalka Argagixisada

Puntland: Madaxweyne Deni oo tababar hubka culus iyo hoggaaminta u furay duufacdii 6-aad ee PMPF. “Waxaan kalsooni qabaa in ay difaaci doonaan dadka.” Akhri maqaalka

 

Wargeyska The Telegraph ee ka soo baxa magaalladda London ayaa maanta qoray in Tababarayaal ka tirsan Milliteriga Britain ku sugan yihiin dalka Uganda, si ay u tababaraan Guuto cusub oo bilwoga sannadka soo socda loo soo diri doono Somalia, si ay ugu biiraan Hawlgalka AMISOM ee La-dagaalanka Alshabaab.

BRITISH IN UGANDATababarayaasha oo tiradoodu dhan tahay 28-Askari ayaa waxay ka tirsan Guutadda 4-aad ee Qeybta Ciiddanka Britain waxayna  Ciiddanka Uganda ku tababarayaan Xeradda Singo Camp ee Koonfurta Uganda, wuxuuna Tababarkaasi socon doono muddo 2 toddobaad ah, waxayna baran doonaan sida loo difaaco Kolonyadda gaadiidka, loo kala furfuro Qaraxyadda iyo qaabka ugu wanaagsan ee loola xiriiri karo Mujtamaca Rayidka ah.

Ciiddanka Uganda ee ay Milliteriga Britain tababarayaan ayaa la filayaa inay qeyb ka noqdaan Hawlgalka AMISOM si ay u dhisanaa Awoodda Ciiddanka Uganda ee la doonayo inay gacan ka geystaan Nabadda Somalia ee Xilliga Fog.

Dhinaac kale, Waa Tababarkii Saddexaad ee ay Ciiddanka dalka Britain siiyaan Ciiddanka Uganda ee loo carbinayo Hawlgalka Nabad-ilaalinta ee AMISOM.

©Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories