HomeWararKenya oo shaacisay inay Alshabaab iyo Daacish ka hawlgaan qeybo ka mid...

Kenya oo shaacisay inay Alshabaab iyo Daacish ka hawlgaan qeybo ka mid ah dalkooda

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Taliyaha Guud ee Boliska Kenya, Jospeh Boinnet ayaa sheegay inay Dagaalamayaasha Alshabaab u kala qeybsameen Labo Kooxood , iyadoo qeyb ka mid ah ay ku biireen Kooxda Daacish, waa sida uu hadalka u dhigay.

Joseph Boinnet ayaa hadalkaasi ku sheegay Farriintiisa Kirismaska iyo Sannadka cusub ee Miilaadiyadda ee 2016-ka, wuxuuna tilmaamay in Dagaalamayaasha Alshabaabka taageersan Daacish ka hawlgalaan Deegaanka Lafeey oo u dhow Degmadda Mandheera.

Waxa kale oo uu intaasi ku daray inay Dagaalamayaasha Alshabaab ee Isbahaysiga la leh Ururka Alqaacida saldhig ku leeyihiin Koonfurta Kenya iyo Kaymaha Boni Forest.

Dhinaca kale, Taliyaha Guud ee Boliska Kenya, Jospeh Boinnet waxa uu ku dooday inay Xarakadda Alshabaab iyo Kooxda Daacish yihiin Kooxo iska soo horjeeda, isla markaana baahinaya Ajendahooda ku aadan waxa uu ugu yeeray Jihaadka Caalamiga.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories