HomeWararHotelka Saxafi oo Maanta dib loo furay kadib Weerarkii Al Shabab

Hotelka Saxafi oo Maanta dib loo furay kadib Weerarkii Al Shabab

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Hoteelka Weyn Ee Saxafi Hotel ayaa Maanta dib loo furay kadib markii uu ku xirmay Hotelka Weerar ay Al Shabab ku qaaden. Sahafi Hotel in #Mogadishu re-opens following last month’s attack. This is the spirit of Somali resilience and entrepreneurship. — Abdirahman O. Osman (@engyarisow) December 25, 2015 Weerarkii lagu qaaday Hotelkan waxa ku dhintay […]

- Advertisement -

Hoteelka Weyn Ee Saxafi Hotel ayaa Maanta dib loo furay kadib markii uu ku xirmay Hotelka Weerar ay Al Shabab ku qaaden.

Weerarkii lagu qaaday Hotelkan waxa ku dhintay Abaandulihii Hore Ee Ciidamada Xoogga Dalka Jeneraal Cabdikariim Yuusuf Adan Dhaga Badan iyo dad kale oo badan oo uu ku jiray Nin Saxafi ahaa.

- Advertisement -

Latest stories