HomeWararDowladaha Somalia iyo Masar oo ka wada hadlay Iskaashiga Ammaanka iyo La-dagaalanka...

Dowladaha Somalia iyo Masar oo ka wada hadlay Iskaashiga Ammaanka iyo La-dagaalanka Alshabaab.

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalka Masar, Jenaraal Majdi C/qafaar waxa uu Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federalka, C/risaaq Cumar Axmed oo haatan booqasho hawleed ku jooga caasimadda dalkaasi ee Qaahira. Labada Wasiir waxay ka wada hadleen Iskaashiga Dowladaha Masar iyo Somalia ee dhinaca Ammaanka iyo Horumarinta Khibradda Hay’addaha Ammaanka […]

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalka Masar, Jenaraal Majdi C/qafaar waxa uu Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federalka, C/risaaq Cumar Axmed oo haatan booqasho hawleed ku jooga caasimadda dalkaasi ee Qaahira.

Labada Wasiir waxay ka wada hadleen Iskaashiga Dowladaha Masar iyo Somalia ee dhinaca Ammaanka iyo Horumarinta Khibradda Hay’addaha Ammaanka ee Somalia.

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Masar, Jenaraal Majdi  C/qafaar waxa uu sheegay inay guulo waa weyn ka gaareen La-dagaalanka Kooxaha Islaamiyiinta Hubeysan ee ku sugan gudaha Masar, isla markaana ay diyaar u yihiin inay Hay’addaha Ammaanka Somalia ka taageeraan dhinacyadda Tababaradda, Qalabka iyo La-dagaalanka Alshabaab.

Kulanka Labada Wasiir waxaa goobjoog ka ahaa Safiirka Masar u jooga Somalia, Waliid Ismaaciil iyo Hawlwadeeno ka tirsan Safaaradda Somalia ku leedahay  dalka Masaarida.

©Radio Dalsan

Latest stories