HomeWararXaflad Sagootin ah oo Loo qabtay Danjire Nick Kay

Xaflad Sagootin ah oo Loo qabtay Danjire Nick Kay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xaflad Balaaran oo lagu sagootinayay Danjire Nickolas Kay ayaa Maanta lagu qabtay Xarunta Taliska AMISOM Ee Xalane waxana ku sugnaa halkasi Madaxda Dowlada Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa kamid ahaa Masuuliyiinta ka qeyb galay Xaflada Sagootinta Ee Danjire Kay. Nickolas Kay ayaa Xilkan ku wareejiyay Danjire Michael Keating oo noqonaya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xaflad Balaaran oo lagu sagootinayay Danjire Nickolas Kay ayaa Maanta lagu qabtay Xarunta Taliska AMISOM Ee Xalane waxana ku sugnaa halkasi Madaxda Dowlada Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa kamid ahaa Masuuliyiinta ka qeyb galay Xaflada Sagootinta Ee Danjire Kay.

- Advertisement -

Nickolas Kay ayaa Xilkan ku wareejiyay Danjire Michael Keating oo noqonaya Danjiraha Qaramada Midoobay Ee Soomaaliya.

kay kay2 kay3 kay4 xasan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts