HomeWararSomali-Maraykan dadka soo tahriibin jirey oo la xiray.

Somali-Maraykan dadka soo tahriibin jirey oo la xiray.

Date:

Related stories

Haweeney Ruush ah oo 27 jeer uur qaaday, 69 carruur ah dhashay

Valentina Vassilyeva ayaa taariikhda lagu xusay inay 27 jeer uur qaadday, iyadoo dhashay 69 carruur ah, oo ay ku jiraan 16 laban-laab, 7 saddex-laab iyo 4 afar-laab.

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Muwaadinkaasi oo lagu magacaabo Omar Haji Mohamed ayaa la qabtay, xilli uu labo qof oo u dhalatay dalka Meksiko ka soo gudbinayey xuduudka Gobalka Arizona ee Maraykanka la wadaago dalka Meksiko. Eedeysanaha oo la soo taagay Maxkamadda ayaa lagu soo oogay in gaarigiisa laga helay Labo Rakaab oo u dhashay dalka Meksiko, kuwaasi oo Boliska […]

- Advertisement -

Muwaadinkaasi oo lagu magacaabo Omar Haji Mohamed ayaa la qabtay, xilli uu labo qof oo u dhalatay dalka Meksiko ka soo gudbinayey xuduudka Gobalka Arizona ee Maraykanka la wadaago dalka Meksiko.

Eedeysanaha oo la soo taagay Maxkamadda ayaa lagu soo oogay in gaarigiisa laga helay Labo Rakaab oo u dhashay dalka Meksiko, kuwaasi oo Boliska u xaqiijiyey inay siiyeen Kharaj si uu u soo geliyo Maraykanka.

- Advertisement -

Warbaahinta ABC15 News ee magaalladda Phoenix ayaa soo weriyey inay Labada nin ee u dhalatay dalka Meksiko sheegeen inay Mukhalasiin joogta hagayeen, una tilmaameen inay raacaan gaariga Eedeysanaha oo noociisu ahaa VOLVO SUV.

Dhinaca kale, Eedeysanaha ayaa la sheegay inuu ka hawlgeli jirey xuduudka dhinaca Maraykanka, halkaasi oo uu dadka si sharci-darro ugu soo gudbin jirey Maraykanka.

©Radio Dalsan  

Latest stories