HomeWararMadaxweynaha oo Kulamadii ugu dambeeyey la leh Odayaasha Dhaqanka ee Hiiraan

Madaxweynaha oo Kulamadii ugu dambeeyey la leh Odayaasha Dhaqanka ee Hiiraan

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Madaxweynaha Dowladda Federalka Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu weli ku sugan yihiin magaalladda Beled-weyne, isagoo kulamo la leh Odayaasha Dhaqanka ee Gobalka Hiiraan. Madaxweynaha waxa uu saakayto Kulamo muhiim ah la leeyahay Odaayasha Dhaqanka ee saluugsan inay ka qeyb galaan Shirka Maamul-u-samaynta Goballadad Sh/dhexe iyo Hiiraan oo ay gogosheeda fidsan tahay magaalla-madaxda Gobalka Sh/dhexe […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowladda Federalka Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu weli ku sugan yihiin magaalladda Beled-weyne, isagoo kulamo la leh Odayaasha Dhaqanka ee Gobalka Hiiraan.

Madaxweynaha waxa uu saakayto Kulamo muhiim ah la leeyahay Odaayasha Dhaqanka ee saluugsan inay ka qeyb galaan Shirka Maamul-u-samaynta Goballadad Sh/dhexe iyo Hiiraan oo ay gogosheeda fidsan tahay magaalla-madaxda Gobalka Sh/dhexe ee Jowhar.

- Advertisement -

La-tashiyada uu Madaxweynaha la leeyahay Odayaasha Dhaqanka  ee ku sugan magaaladda Beledweyn ayaa ah sidii dhamman beelaha dega gobolladda Hiiran iyo Shabellaha Dhexe uga qeyb qaadan lahaayeen Dhismaha Maamulka Labada Gobal iyo inay Odayaasha dadaal joogta ku bixiyaan Nabadda, si looga hortago dagaallo mar ka dhaca Hiiraan.

Dhinaca kale, Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu maanta ka soo ambabaxo Beled-weyne, wuxuuna soo mari doonaa magaalladda Jowhar, ka hor inta uusan dib ugu soo laabanin Muqdisho.

HIIRAAN 1 HIIRAAN 2 HIIRAAN 3 HIIRAAN 6 HIIRAAN 5 HIIRAAN 4

- Advertisement -

©Radio Dalsan                               

Latest stories