HomeWararCiiddanka Badda ee Libya oo soo badbaadiyey In ka badan boqol Tahriibayaal.

Ciiddanka Badda ee Libya oo soo badbaadiyey In ka badan boqol Tahriibayaal.

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ciiddanka Badda ee dalka Libya waxay sheegeen inay badbaadiyeen in ka badan 100 Tahriibayaal Afrikaan ah, kuwaasi oo ay dooni kaga qaribantay Xeebaha Libya, xilli ay ku sii jeedeen Xeebaha Talyaaniga. Afhayeenka Ciiddanka Badda ee Libya, Ayuub Qaasim ayaa sheegay inay soo badbaadiyeen 108 Tahriibayaal oo dul saarnaa dooni uu matoorka kaga halaabay Bartamaha Badda […]

- Advertisement -

Ciiddanka Badda ee dalka Libya waxay sheegeen inay badbaadiyeen in ka badan 100 Tahriibayaal Afrikaan ah, kuwaasi oo ay dooni kaga qaribantay Xeebaha Libya, xilli ay ku sii jeedeen Xeebaha Talyaaniga.

Afhayeenka Ciiddanka Badda ee Libya, Ayuub Qaasim ayaa sheegay inay soo badbaadiyeen 108 Tahriibayaal oo dul saarnaa dooni uu matoorka kaga halaabay Bartamaha Badda Mediterranean Sea.

- Advertisement -

Afhayeenka waxa uu tilmaamay in ay Labo Tahriibayaal geeriyootay, halka labo kale oo la soo badbaadiyey  ay xaalladooda liidato.

Muhaajiriinta la soo badbaadiyey ayaa ka soo kala jeeda dalal Afrikaan ah, inkastoo aan la shaacinin dalalka ay u kala dhasheen.

© Radio Dalsan                               

Latest stories