HomeWarar(DAAWO): Reer Jowhar oo u dabaal-degay Marti-gelinta Shirka Maamul-u-samaynta Hiiraan iyo Sh/dhexe.

(DAAWO): Reer Jowhar oo u dabaal-degay Marti-gelinta Shirka Maamul-u-samaynta Hiiraan iyo Sh/dhexe.

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Dibadbax ballaaran oo ay soo abaabuleen Maamulka Gobalka Sh/dhexe iyo Maamulka Jowhar ayaa waxaa maanta lagu qabtay magaallo-madaxda Gobalkaasi ee Jowhar. Dibadbaxaasi oo ay ka soo qeyb galeen Boqolaal qof oo isugu jirtay Madaxda Gobalka, kuwa Degmadda iyo Ururadda Bulshadda ayaa waxay Reer Jowhar ku taageerayeen Wareegtaddii Madaxweynaha Dowladda Federalka ku iclaamiyey inay Jowhar marti-gelin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dibadbax ballaaran oo ay soo abaabuleen Maamulka Gobalka Sh/dhexe iyo Maamulka Jowhar ayaa waxaa maanta lagu qabtay magaallo-madaxda Gobalkaasi ee Jowhar.

Dibadbaxaasi oo ay ka soo qeyb galeen Boqolaal qof oo isugu jirtay Madaxda Gobalka, kuwa Degmadda iyo Ururadda Bulshadda ayaa waxay Reer Jowhar ku taageerayeen Wareegtaddii Madaxweynaha Dowladda Federalka ku iclaamiyey inay Jowhar marti-gelin doono Shirka Maamul-gobaleedka loogu samaynayo Goballadda Sh/dhexe iyo Hiiraan.

- Advertisement -

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Sh/dhexe, Cali C/laahi Xuseen Guudlaawe, Gudoomiyaha magaalladda Jowhar, C/qaadir C/lle Buur-fuule, G/xigeenka Arrimaha Bulshada ee Sh/dhexe, Muxumed Sugaal Cismaan, Odayaal-dhaqameedyo iyo dadweyne ayaa ka hadlay Bannaanbaxaasi, waxayna shucuurtooda ku muujiyeen sida ay ugu faraxsan yihiin inay marti-gelinta Shirka Maamul-u-samaynta Labada Gobal ee Hiiraan iyo Sh/dhexe.

Dhinaca kale, Degmadda Buulo-burde ee Gobalka Hiiraan waxaa maanta ka dhacay dibadbax lagu taageerayey Wareegtadii uu Madaxweynaha ku shaaciyey inay Buulo-burde tahay Caasimadda KMG ee Maamulka cusub ee loo dhisatyo Hiiraan iyi Sh/dhexe.

Waxaa kaloo dibadbaxaasi lagu taageeray Yuusuf Axmed Hagar oo mar kale loo soo magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Gobalka Hiiraan.

- Advertisement -

JOWHAR 1 JOWHAR 3 JOWHAR 4 JOWHAR 6 JOWHAR 5 JOWHAR 8 JOWHAR 9 jowhar JOWHAR 6 JOWHAR 2

© Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts